Monthly Archives: September 2014

Jaceyl moments

Anigiyoo Jaceylkaa Jaafaajiqaynoo ,
xalaybaan hurdada jaan inta aan janjeersaday jilbo-joogso la iyiri.

 


Iyaduna jamaadeey jaleecada dhankeediyo,

waxaan jirin ka dhigatee – waxaan jirin ka dhigatee.

 

Advertisements